daajis.com:- Waxaa goordhow soo gaba gabowday Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen Goor dhow Codadka ay kala heleen Labada Musharrax iyo Musharrax ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Cabdi Xaashi C/llaahi 43 Cod, Halka Mustafe Maxamed Qodax uu Helay 9 -Cod
Waxaana Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya si rasmi ah ugu guuleeystay Cabdi Xaashi Cabdullahi oo kasoo Jeeda Gobolada Waqooyi.
Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Aqalka Sare ayaa Markii la doortay kadib hadal kooban ka jeediyey Goobta.
Daawo Video: Madaxwaynaha cusub ee Maraykanka oo Qur’aan Dhegaysanaya
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at