daajis.com:- Gabadh Soomaaliyeed oo ka timid dalka Ingiriiska ayaa la waayey Mudo Sanad ah, Waxaana Reerkeeda ugu Wardanbaysay iyadoo ku sugan magaalada istanbul ee dalka Turkiga iyadoo kusii Jeeday magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya.
Maryan oo ka timid dalka Ingiriiska oo ay Walaalo yihiin Gabadha la Waayey oo XALIIMO XAAJI uu Sharcigeeda ugu Qoran yahay, ayaa soo gaadhay Istulbul waxayna sheegtay inay Safaarada Ingiriiska ee Turkigu ay u sheegtay inay Gabadhu tahay Qof wayn, Sidoo kalana Dawlada Turkiga ayaa ka u sheegtay inay Warqad kasoo Qaataan Safaarada Soomaaliya ee Turkiga si loo baadho.
Ugu danbayntii Waxay ka warbixisay Noloshii Gabadhu ay soo martay, In looga Shaki Qabo iyo inay ku biirtay Kooxaha ka dagaalama Suuriya iyo Ciraaq.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:00 and have
, Published at