MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Laba Caruur ah Wadata, oo Garoonka Washington lagu Xanibay Iyo Farxada Ninkeeda Markii lasoo Daayey

MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed oo Laba Caruur ah Wadata, oo Garoonka Washington lagu Xanibay Iyo Farxada Ninkeeda Markii lasoo Daayey

daajis.com:- Gabadh Soomaali ah oo wadatay laba caruur ah, oo muddo ka badan 10 saacadood ku xayirnayd garoonka Washington DC, ayaa la sii daayay markii xaakin amray inaan la masaafurin dadka garoomada soo gaaray ee ka yimid dalalkii uu Maraykanka ka mamnuucay madaxweyne Trump.

Gabadhan waxaa garoonka ku soo dhaweeyay seygeeda Farhan Sulub Canshuur oo VOA u sheegay inuu aad ugu farxay in qoyskiisa la soo daayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada