daajis.com:- Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Go’aanka kasoo baxay Madaxwaynaha Cusub ee Dawlada Maraykanka Donald Trump ee dalal ay Soomaalidu ka mid tahay looga Joojiyey inay galaan dalka Maraykanka Siyaabo kala duwan uga hadlay.
Qaar kamid ah Shacabka ayaa taageeray Go’aanka Maraykanka iyagoo ugu baaqay in dadka Soomaaliyeed Shaqaystaan, Sidoo kalana Qaar kamid ah Shacabka ayaa go’aankaasi ku tilmaamay mid aan laga Fiirsan.
Dhinaca kale Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay inay tahay Go’aan khaldan oo midab kala sooc ah, “Waa midab kala sooc, Maraykanku isaga ayaa la diriri Jiray, In Bulsho dhan lagu takooro Kooxo Argagixiso ah, waa Takoorid loo gaystay Soomaalida”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:13 and have
, Published at