MUUQAAL: Prof: Shirwac oo Gaalkacyo ka sheegay War Dad badan ku Noqday Lama Filaan iyo Waraysi Xiiso badan

MUUQAAL: Prof: Shirwac oo Gaalkacyo ka sheegay War Dad badan ku Noqday Lama Filaan iyo Waraysi Xiiso badan

daajis.com:- Waraysi gaar ah oo TV ga Universal uu la yeeshay Professor Abdulqaadir Mohamed Shirwac oo ku saabsan taariikh nololeedkiisii,  is badal wax ku ool ah oo uu ka sameeyay magaalada Gaalkacyo Iyo nawaaxigeeda xilli baahi gaar ah loo qabay shicib ka magaaladana ay dagaalo hareeyeen.


Dhanka kalena Professor ku Wuxuu toos ula hadlay musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo,   Sidoo kalena mar wax la waydiiyay in uu damac ka leeyahay siyaasada Wuxuu ka bixiyay jawab lama filaan ah.

Ugu danbeen Professorka waxaa wax laga waydiiyay waxa ku Kalifay Inuu alifo  heesta caanka ah ee QARAD ee uu ku luuqeeyo fanaanka caanka ah ee  Xasan Aadan Samater “Qoraxdii Aroortii Qaybisay Falaadhaha”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada