MUUQAAL: Xasan Sheekh, C.raxmaan Faroole & Xildhibaano Kulan Balaadhan ku yeeshay Madaxtooyada Soomaaliya

MUUQAAL: Xasan Sheekh, C.raxmaan Faroole & Xildhibaano Kulan Balaadhan ku yeeshay Madaxtooyada Soomaaliya

daajis.com:- Musurixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee Xasan Shiikh Maxamuud  iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta Kulan ku yeeshay Madaxooyada Soomaaliya, Iyadoo  Xxildhibaano labada gole ka tirsan ayaa kulanka joogeen.


C.raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu marti qaadka u sameeyay madaxwayne Xasan sheekh, Wuxuuna sheegay inay ka Wada hadleen arimaha doorashada, oo si cadaalad ah ay wax u dhaceen, islamarkaana qofkii guulaysta loola wada shaqayn lahaa.
Madaxwayne Xasan sheekh oo isaguna goobta ka hadlay ayaa sheegay inuu C.raxmaan Faroole yahay Masuul  soo shaqeeyay oo Hadana ah Musharax Madaxwayne iyo Kulanka ay wada qaateen.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada