daajis.com:- Maxaad taqaan Qisada Heesta Caanbaxday ee uu Qaado Fanaanka wayn ee Xasan aadan Samatar ee QARAD oo Erayadeeda ay kamid yihiin “QORAXDOO AROORTII, QAYBISAY FALAADHAHA ” ?
Gabadhii loo Qaaday Xiligaasi iyo Sayigeeda Xiligan waa Ayeeyo iyo Awoowe oo Caruurta ay dhaleen Ayaa Caruur sii Dhalay, Hadaba Prof: Shirwac oo ka warmaya Heestaasi iyo Xiligii uu Jeclaaday Xaaskiisa ee uu Sameeyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at