MUUQAAL: Sheekh Shariif, Faroole iyo Saacid oo Go’aan Wadajir ah Maanta ku Dhowaaqay, Iyagoo si Kulul uga Hadlay Doorashada Madaxwaynaha Soamaliya

MUUQAAL: Sheekh Shariif, Faroole iyo Saacid oo Go’aan Wadajir ah Maanta ku Dhowaaqay, Iyagoo si Kulul uga Hadlay Doorashada Madaxwaynaha Soamaliya

daajis.com:- Waxaa shir Jaraa’id  si wada jir ah ugu Qabtay magaalada Kampla ee dalka Uganda Musharixiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya ee kala ah   Sheekh Shariif Sheekh Axmed, C.raxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), Waxayna si kulul uga Hadleen Xaalada Soomaaliya iyo Arimaha Doorashooyinka.


Waxay  Xidhibanaada ka codsadeen inay doortaan Masuul ka saari  Dalka Dhibaatada iyo maamul Xumada Soomaaliya Ragaadisay, Waxayna ugu baaqeen Hay’adaha dawlada ugu Baaqeen inay dhex dhexaad ka noqdaan Doorashada.

Waxay Dawlada Shisheeye ugu Baaqeen inay Faraha kala baxaan Doorashada Soomaaliya, oo ay Xurmeeyaan Madax banaanida Soomaaliya, Waxayna sidoo kale ka hadlay Xiisada Galmudug  iyo Abaaraha dalka ka Jira.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada