Warbaahinta Kenya oo Sheegaysa in Ciidamo Gaaraya ilaa 30 Askari ay ku Geeriyoodeen Dagaalkii Kulbiyoow (VIDEO)

Warbaahinta Kenya oo Sheegaysa in Ciidamo Gaaraya ilaa 30 Askari ay ku Geeriyoodeen Dagaalkii Kulbiyoow (VIDEO)

daajis.com:- Warbaahinta Dalka Kenya ayaa bilaabay inay afka furtaan, kadib markii dagaalkii Ceel Cadde lagu qasbay inaysan ka hadlin askartii lagu xasuuqay weerarkaasi.

Hadaba, qaar kamid ah warbaahinta dalka Kenya ayaa hadda bilaabay, inay weerarkii ka dhacay deegaanka kulbiyoow uga hadlaan si ka duwan kii ceel Cadde, maadaama warbaahinta Kenya waagaasi lagu eedeeyay inaysan wax baaritaan ah ku suubin wixii dhacay.



Dowladda Kenya ayaa markani isku dayday inay caburinta ka qaado wariyeyaasha war ka qoraya dagaalkii ka dhacay Kulbiyoow, waxaana soo baxaya in Saraakiisha dalka Kenya qaar ay sheegeen in Geerida askarta ay ka badan tahay Tirada Dowladdu ay shaacisay oo ahaa 9 ruux oo kaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada