Axmed Madoobe Oo Ka Naxsaday Puntland Kadib Markii Uu Sheegay In…

Axmed Madoobe Oo Ka Naxsaday Puntland Kadib Markii Uu Sheegay In…

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka naxsaday maamulka Puntland kadib markii uu sheegay in maamullada dalka ka jira oo dhan ay ammar ka qaadan doonaan Madaxweyne Farmaajo.

Waxa uu sheegay inaanu jiri doonin maamul isku daya inuu la tartamo dowladda dhexe, ama sidoo kale isku daya inay ku hadaaqaan hadallo badan oo horey loogu dhowaaqay.

Wuxuu sheegay in Puntland ay ugu adag tahay maamullada, islamarkaana wixii aysan ku qanacsaneen ku hanjabaan iney ka baxayaan Federaalka, balse hadda ay taasi dhammaatay.

“Dhammaan maamullada waxaa waajib ku ah iney la shaqeeyaan dowladda Dhexe ee Madaxweyne Farmaajo, amarkiisa ayaan ku shaqeyn donnaa waana qaadan doonnaa madaxweynaha” ayuu yiri Axmed Madoobe.
Axmed Madoobe ayaa ah mas’uul maamul gobeel ee kaliya oo aan ka xishoon runta haddii ay tahay mid loo sheego Soomaalida ama beesha caalamka intaba.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada