MUUQAAL: Banaanbiixii ugu waynaa oo Shacabka Buulo-burde iyo Ciidanku Ku taageeraan Madaxwayne Farmaajo

MUUQAAL: Banaanbiixii ugu waynaa oo Shacabka Buulo-burde iyo Ciidanku Ku taageeraan Madaxwayne Farmaajo

daajis.com:- Banaanbax balaaran oo lagu taageeraayo Madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi farmaajo oo ay so qaban qaabiyeen shacabka iyo maamulka magaalada ayaa ka dhacay Bullo burte ee Gobolka hiiraan.


Dadweynaha ayaa waxaa ay iskugu so Aruureen goob fagaaro ah oo ay iskugu sobaxeen dadka shacabka ayaa waxaa goobtaas ka hadlay maamulka Dagmada Bullo burte ee Gobolka hiiraan, dhamaan dadkii ka qeyb galay Dibad baxa ayaa waxaa ay ka codsanaayeen in uu booqasho ku yimaado magaalada Bullo burte ee Gobolka hiiraan si uu u arko dhibaatada halkaas ka jirto.

Banaanbaxaan ayaa waxaa u qeyb ka ahaa banaanbaxyo maal mahii la sodhafay ka socday qaar kamid ah gobolada Dalka soomaaliya oo lagu taageeraayay Madaxweynaha Cusub ee Jamuuriyada Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada