daajis.com:- Qiso cajiib ah ayaa ka dhacday magaalada Bogota ee caasimada dalka Colombia ka dib markii Tuug dafay Telfoon qaali ah uu isku dayay inuu baxsado inkastoo Darawalkii Baska uu noqday halyeey .
Darawalka Baska oo muraayada ama haadka gudaha Baska kala socday Tuuga dafay Telfoonka ayaa waxa uu si otamaatik ah ugu xiray iridii ama albaabkii Baska kaas oo ilaa xarunta Booliiska ka geeyo gaariga ku jiiday .
Shacab marayay jidka laamiga ah ayaa isku dayay inay Tuuga ka furaan irida ku dhagtay balse Darawalka oo xariif ahaa ayaa ilaa xarunta ugu dhaw ee Booliiska wuxuu jidka ama wadada ku sii jiiday Tuugii Telfoonka ka dafay haweeney saarneed Baska dushiisa .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:30 and have
, Published at