DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Wareysigii ugu horeeyay Siiyey Warbaahinta Caalamka ah & Arimo….

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Wareysigii ugu horeeyay Siiyey Warbaahinta Caalamka ah & Arimo….

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta caalamiga ah kaga hadlay arimo ay kamid yihiin aas aaska dowlad xoogan iyo taageerada shacabka.


Sidoo kale mudane Farmaajo ayaa ka hadlay sidii uu AlShabaab ula dagaalami lahaa maadaama uu ahaa masuulkii ka saaray magaalada Muqdisho xiligii uu ra’isul wasaraha ahaa.



Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay ineysan suuragal noqon doonin inuusan ogolaan doonin in askari calool maran uu la dagaalamo kooxda AlShabaab


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada