Qaramada Midoobay oo Talooyin u soo Jeedisay Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)

Qaramada Midoobay oo Talooyin u soo Jeedisay Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)

daajis.com:- Hay’adda qaramada midoobay ee fadhigeedu uu yahay magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa baaq u soo jeedisay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Hadaba wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa madaxweynaha u soo gudbiyay shaqooyinka ugu horeeya ee laga rabo in uu wax ka qabto Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in ay tahay in uu wax ka qabto abaaraha baahsan ee ka jira dalka inta aysan kasii darin, islamarkaana arintaasi ay ku garab taagan yihiin Qaramada Midoobay iyo sidoo kale Maamul goboleedyada.



Keating ayaa tilmaamay hadii xaaladaha Abaaraha ka jira dalka aanan waxba laga qaban ay isku bedeli doonaan xaaalad macluul ah oo ka sii dari doonta marxalada abaaraha ee hada lagu jiro.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada