MUUQAALKA: Shacabka Baydhaba oo Tuuray Sawirka Shariif Xasan, Iyadoo lagu bedalay midka Farmaajo

MUUQAALKA: Shacabka Baydhaba oo Tuuray Sawirka Shariif Xasan, Iyadoo lagu bedalay midka Farmaajo

daajis.com:- Shacabka ku dhaqan magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay oo Muujinayey Taageerada Balaadhan ee ay u Hayaan Madaxwaynaha Cusub ee la doortay Maxamed C.laahi Farmaajo  ayaa Banaanbax Balaadhan Sameeyay.


Shacabka magaalada Baydhabo ayaa Badhtamaha magaalada ka Fujiyey Sawirka madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan, Iyadoo lagu Bedelay Sawirka Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo oo haysta Taageerada Shacabka Soomaaliyeed.



Magaalada Gaalkacyo oo kala Xidhnayd mudo 25-Sano kabadan ayaa Shacabku  isku Furay Markii la doortay Madaxwayne Farmaajo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada