daajis.com:- Waxaa Degmooyin badan oo ka Tirsan Gobolada Soomaaliya Weli ka socda Dabaa-degyada lagu soo Dhowaynayo Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo, Waxaana Degmooyinka sida wayn looga soo dhoweeyay kamid ah Taleex iyo Carooley oo ka tirsan Gobolka Sool.
Magaalada Carooley ee Gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay isku soo baxii Ugu Balaadhnaa, Kaasi oo Taageero loogu Muujiyey madaxwaynaha Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa Halkaasi ka hadlay waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan deegaankaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:48 and have
, Published at