Boolis Dhar Shibil ah ku Labisan oo Xabad ku Weeraray Dhalinyaro ay is Qabteen (VIDEO)

Boolis Dhar Shibil ah ku Labisan oo Xabad ku Weeraray Dhalinyaro ay is Qabteen (VIDEO)

daajis.com:-  Magaalada Anaheim ee gobolka California ayaa waxa ka dhacay banaan baxyo looga soo horjeedo nin boolis ah oo bistoolad ula soo baxay dhalinyaro da’yar ah oo 13 ilaa 16-sano jir ah.

Ninkan ayaa la sheegay inay dhalinyaradani is qabteen, kadib markii ay mareen beerta cawska ee ninkan askariga ah gurigiisa ku hortaalo.



Kadib ninkan booliska ayaa la sheegayaa inuu ku dhagay wiil Hispanic-ah oo 13 jir ah, buuqa kadib ayaa waxaa goobta soo buuxiyay dhalinyaro ay saaxiibo ahaayeen wiilkaasi oo isku dayay inay ninka booliska ah wiilka ka fujiyaan.

Ninkii booliska ahaa ayaa dareemay in laga tiro batay kadibna waxa uu la soo baxay bistoolad, taasi oo dhacday iyadoo gacan ka hadalku uu socdo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada