DAAWO: Nabadoon Xaad oo Taageeray Madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaaraha Cusub Iyo Wuxuu ka Codsaday

DAAWO: Nabadoon Xaad oo Taageeray Madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaaraha Cusub Iyo Wuxuu ka Codsaday

daajis.com:- Nabadoon Maxamed Xasan ( XAAD ) oo kamid Odayaasha Dhaqanka ayaa Siwayn Taageero ugu Muujiyey Isbadelka ku yimid Hogaanka Soomaaliya, Gaar ahaan Madaxwaynaha iyo Raysal Wasaaraha Cusub ee uu magacaabay.


“Madaxwaynaha Wuxuu Kusoo baxay Rabitaanka Shacabka, Sidoo kale waxaan Rabnaa in Raysal wasaaraha uu soo Xusay in sidaas loo Taageero,  Dhibaatadii SOomaaliya waa Geba-gebo, Waxaanu Helnay Madax u Qalanta Hogaaminta dalka iyo Dadka” Ayuu yidhi.

Ugu danbayntii Nabadoon Xaad ayaa wuxuu Fariin u diray Madaxwayne Farmaajo  iyo Raysal Wasaare Khayre, Isagoo ka hadlayey Waxa looga Fadhiyo “Waxaanu Ka Rabnaa madaxwaynaha iyo  Raysal Wasaaraha inay la yimaadaan Isbedel La Dareemi Karo iyo Dawlad u qalanta sidii loosoo dhoweeyay, oo dadka Soomaaliyeed uga Bogsadaan Dhibaatadii soo Daashatay” Ayuu yidhi Xaad.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada