DAAWO: 118-Soomaali ah oo dalka Hindiya Maxkamad la saarayo, iyo Saxafiyiin Caan ah oo ku sugan

DAAWO: 118-Soomaali ah oo dalka Hindiya Maxkamad la saarayo, iyo Saxafiyiin Caan ah oo ku sugan

daajis.com:- Waxaa maanta Magaalada Mumbai ee dalka Hindiya maanta Maxkamad lagu saarayaa 118- Soomaali ah, Kuwaasi oo Mudo ku xidhnaa Dalkaasi.


Hadaba waxaa soo gaadhay oo Halkaasi oo Wararka ku saabsan si toos ah Bulshada ugu soo Gudbin doona Wariye Ibraahim Cumar Baafo iyo C.lasalaan Hereri oo kamid ah Saxafiiyiinta Soomaaliyeed  ee ka Howlgala Tv-ga Universal, Waxayna hada  ka warbixiyeen Dacwada Maxkamadu ka Bilaaban doonto,  Sidoo kalana waxaa halkaasi ka hadlay Masuul ka tirsan Safaarada Soomaaliya ee dalkaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada