DAAWO: Barnaamijka Qubanaha ee Isbuucan 23-Feb-2017 (VIDEO)

DAAWO: Barnaamijka Qubanaha ee Isbuucan 23-Feb-2017 (VIDEO)

daajis.com:- Barnaamijka Qubanaha ee ka baxa laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, kaas oo isbuucaan lagu soo qaatey mowduucyo ay kamid yihiin.

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay inuu soo celin doono sharaftii iyo karaamadii lagu yaqaanay dalka Soomaaliya, isagoona baaq u diray hogaanka ururka Al Shabaab.



Barnamij laga diyaariyay Falalka arxan darada ah ee kooxda Boko Xaaraam ay ka geysatay waqooyiga dalka Nigeria intii ay gacanta ku haysay deegaankaasi.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada