DAAWO: Musharax Sheekh Shariif oo jeediyey Khudbad Xasaasi ah iyo Balan qaad aan horey loo arag oo uu sameeyey

DAAWO: Musharax Sheekh Shariif oo jeediyey Khudbad Xasaasi ah iyo Balan qaad aan horey loo arag oo uu sameeyey

daajis.com:- Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Khudbadda uu ka hor jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu kaga hadlay Barnaamijkiisa Siyaasadda.


Sheekh Shariif ayaa sheegay in dugsiyada Waxbarasho ee dalka uu ka dhigi doono Kuwo lacag la’aan ah, sidoo kalana dalka ay la wareegi doonaan Ciidamo isku dhaf ah oo cusub.



Musharrax Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu intaa raaciyay in Ciidamada Hadda shaqeeyay dhamaantood lagu xareyn doono Xerooyin loogu tala galay oo Dowladiisa ay ka shaqeyn doon in amaanka Dalka gacan bir ah lagu qabto iyo Qodobo kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada