Daawo Muuqaal: Banaanbax Balaadhan oo ka dhan ah donald TRUMP oo Ruxay London iyo Soomaalidii ka qayb gashay

Daawo Muuqaal: Banaanbax Balaadhan oo ka dhan ah donald TRUMP oo Ruxay London iyo Soomaalidii ka qayb gashay

daajis.com:- Banaanbax Balaadhan ayaa Wuxuu ka dhacay Badhtamaha magaalada London, Gaar ahaan Kasoo Horjeedka Xafiiska Raysal Wasaaraha, Iyadoo looga soo Horjeeda Madaxwaynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump Waxaana isugu soo baxay Kumaan Qof oo kala duwan.

Mudahaharaadkan ayaa wuxuu Imaanayaa Xili uu dhowaan Madaxwaynaha Maraykanka ku dhowaaqay in 7-dal oo Soomaaliya ay ku Jirto uu ka Joojiyey inay soo galaan dalkaasi Maraykanka, Iyadoona Mowqifkaasi Adag uu Dhaliyey Banaanbaxyo ka Bilowday DALKA MARAYKANKA MAGAALOOYINKIISA WAAWAYN,INGIRIISKA IYO YURUB QAYBO KAMID AH.

Dhinaca kale waxaa la Rajaynayaa in Madawaynaha Maraykanka uu Booqasho ku yimaado (State visit) London, Taasi oo Ka Cadhaysiisay Shacabka Ingriiska, Iyadoona dad ka badan Halmilyan ay Qoraal Gaadhsiiyeen Baaarlamaanka Ingiriiska, Iyagoo Codsaday inaanu Soo Cago Dhigan dalka Ingiriiska.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada