Daawo Sawirada:- Daacish oo Qaraxyo tan culus ku xirtay Eey aad u yar (Maxaa dhacay)

Daawo Sawirada:- Daacish oo Qaraxyo tan culus ku xirtay Eey aad u yar (Maxaa dhacay)

daajis.com:- Ciidamada Ciraaq ee ku sugan qeybo katirsan Mosul, ayaa gacanta ku dhigay Eey ay Kooxda Daacish kusoo xireen Qaraxyo.

Eeygaani ayaa waxaa lagu soo xiray Qaraxyo tan leh oo loogu tallo galay inuu ku dhex Qarxo Ciidamada Ciraaq, hayeeshee waxaa Eeyga gacanta ku dhigay Ciidamada Ciraaq.

Ciidamada ayaa Eeyga ka furay Qaraxyada si ay u badbaadiyaan, waxaana Qaraxyada lagu soo xiray dhabarka danbe ee Eeyga.

Kooxda ISIS ayaa doonayay in Eeygan ay ku qarxiyaan bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada Doowlada Ciraaq.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada