War Deg Deg:- Madaxweyne Farmaajo oo goordhow magacaabay xil muhiim ah

War Deg Deg:- Madaxweyne Farmaajo oo goordhow magacaabay xil muhiim ah

daajis.com:- Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa goordhow magacaabay la-taliyihiisa dhanka arimaha Bulshada, sida lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somalia.

Madaxweynaha ayaa Digreetada ku magacaabay Caasho Abokar Qaasim, oo noqoneysa la-taliyaha dhanka arimaha Bulshada Madaxweynaha Somalia.

Haweenaydaan ayaa la sheegay inay khibrad u leedahay dhanka arimaha Bulshada, sidaasi awgeedna loogu magacaabay xilkaan.

Halkaan ka Aqriso Figreetada
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada