daajis.com:- Mudane Sheekh Shariif ayaa ka hadlay musiibada dabkii shalay ka kacay Bakaaraha, waxaana uu sheegay iney ahayd arrin ay aad uga naxeen, isaga oo Alle uga baryeye ganacsatadaasi inuu siiyo bedel kheyr leh.
Waxa uu ka hadlay Dagaallada ka socda Shabellaha dhexe ee qaab qabiilka u abaabulan, wuxuuna ku baaqay in dagaalladaasi la damiyo, islaamarkaana wada hadal la galo.
Sheekh Shariif ayaa sidoo kale soo hadal qaadey arrinta ku aadan abaarta dalka ka jirta, isaga oo shacabka, dowladda dhexe iyo beesha caalamka ugu baaqay in loo gurmado dadka Soomaaliyeed.
HALKAAN KA DAAWO:
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at