Daawo: Soomalida Kenya oo Lacag iyo Geel ugu deeqay madaxweyne Farmaajo

Daawo: Soomalida Kenya oo Lacag iyo Geel ugu deeqay madaxweyne Farmaajo

daajis.com:-  Soomaalida ku dhaqan magaalada Mandheera ee dalka Waqooyi Bari Kenya, Markii Horana ahayd Qayb kamid ah Soomaaliya oo Gumaystihii uu bixiyey, ayaa Farxada Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya waxay ugu Deeqeen Lacag iyo Geel dadka ku dhaqan Beled Xaawo.


Gudoomiyaha Degmada Beledxaawo, Maxamuud Xayd Cismaan oo Hadyadaasi ka gudoomay Waxgaradka Reer Mandheera, Isagoona uga mahad celiyey Ducada, Geela iyo Lacagta ay isku dareen, Waxayna alle ka baryeen inuu Umadada Soomaaliyeed dhibaatada ka saaro.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada