Daawo Video: Dhacdooyin Argagax iyo Naxdin badan oo Ka bilowday Hargeisa iyo Gabadh La Sixray oo ka Warbixisay

Daawo Video: Dhacdooyin Argagax iyo Naxdin badan oo Ka bilowday Hargeisa iyo Gabadh La Sixray oo ka Warbixisay

daajis.com:- Magaalada Hargeisa ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa kusoo Badanayey Arimo Bulshada Naxdin geliyey, Kuwaasi oo ah SIXIR ay adeegsanayaan qaar kamid ah dadka Nool magaalada Hargeisa.


Raxma Cabdi  Maxamuud oo kamid ah dadka ay arintaasi ku dhacday ayaa sheegtay inay Haweenay Gurigeeda ugu Timid, kadibna ay taabatay, Markii Wakhtigaasi ka danbeeyayna ay Bilowday inay Alaabtii Guriga taalay Siiyo, kadibna ay Gaadhi ku qaadatay, iyadoo gaystay Guri kale oo ay Joogeen Dhakhaatiir Dadka Baadhaya Dhigooda, dad kalana ay Ku Xidhan yihiin.

C.raxmaan Maxamed Odowaa oo kamid  ah Ehelada Gabadhaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa iyaguna sheegay inaan Waxba loo qaban Sidii dadkan wax looga qaban lahaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada