MUUQAAL: Shacabka Muqdisho oo ka Hadlay R/wasaaraha Cusub ee Somalia

MUUQAAL: Shacabka Muqdisho oo ka Hadlay R/wasaaraha Cusub ee Somalia

daajis.com:- Qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka hadlay Raysal wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre.





Siyaasiyiinta, Waxgaradka, iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa siwayn taageero ugu muujiyey Raysal wasaaraha Cusub, waxayna ugu baaqeen inuu soo dhiso Xukuumad Tayo leh, Sidoo kalana waxaa Codsi loo diray Baarlamaanka inay Codkooda Siiyaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada