daajis.com:- Warbaahinta Dalalka Carabta ayaa si wayn uga daba Dhigatay Sharci Nimada Saldhiga Imaaraadku doonayo in laga siiyo magaalada Berbera, iyo Go’aankii kasoo baxay Dawlada Soomaaliya ee Meesha looga saaray Heshiiskaasi.
Saldhigan ayaa La sheegay hadii deegaanka laga Hirgeliyo inay ku yeelan doonto Saamayn Balaadhan, Iyadoona hadii laga duqeeyo dalka Yemen, iyaguna ay soo Duqayn doonaan dhinaca Soomaaliya ee Berbera.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:00 and have
