Daawo:- Waraysi Xiiso leh Gabadh Soomaliyeed oo Madax ka ah Urur ka dhisan Kanada

Daawo:- Waraysi Xiiso leh Gabadh Soomaliyeed oo Madax ka ah Urur ka dhisan Kanada

daajis.com:- Ururka Isutaga Ardeyda Kanada, Canadian Federation of Student waxaa uu u dhaqdhaqaaqaa xuquuqda ardey dhigato waxbarashada sare ee Kanada, sida macadyada iyo jaamacadaha.


Ururkan oo sanadahi u danbeeyey ardeyda usoo hoyiyey guulo la taaban karo, ayaa waxaa gudoomiye u ah gabar Soomaaliyeed. Sida ay VOA-da usheegtey, Billan Maxamed Carte waxaa ay aaminsan tahay in Soomaalida Kanada ay ka dhex muuqdaan bulshada reer Kanado iyaga oo Soomaalinimadoodana haysta.

Halkaan Ka Dhagayso
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada