daajis.com:- Maxamed Abuukar Nuur oo Khabiir dhinaca Hawada ah, ayaa ka warbixiyey Duulaan Balaadhan oo lagu soo Qaaday Hawada Soomaaliya, Iyadoo Horey Boob Loogu Hayey Hantida Kala duwan oo Badda Muran la Geliyey.
Maxamed Abuukar ayaa wuxuu sheegay inay Arin Murugo leh ay tahay inay Hawada Soomaaliya Qarka u saaran tahay inay Gacanta ka baxdo, Sidoo kalana Wuxuu soo bandhigay Qorsheyaal la yaab leh oo soo Wajahay Hawada Soomaaliya, Iyadoo ay ka mid tahay inay dalalka Deriska loo Qaybin doono Iyo Shirkii Hindiya ka dhacay ee Arinta lagu Ogaaday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:35 and have
, Published at