daajis.com:- Ka dib markii madaxweyne Donald Trump uu la wareegay hogaanka Maraykanka, ayaa waxaa soo badanaya naceybka lagula kacayo dadka aan caddaanka ahayn, gaar ahaan kuwa qaxootiga ah ee dalkaasi kunool.
Khadiijo Cabdulqadir oo laga qaaday xeryaha Dhadhaab, haddana jaamacad ka dhigata magaaladda New York, ayaa dhawaan waxa ay ku qasbanaatay in ay ka guurto qol ay gabar kale la degneyd ka dib markii sida ay sheegtay lagu xadgubay diinteeda.
Khadiijo ayaa BBC u sheegtay in gabar qolka la deganeyd ay Kitaabka Quraanka jeex jeexday ka dibna musqusha ku ridday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at