daajis.com:- Waxaa maanta Garoonka magaalada Hargeisa Lagu xidhay Wariye C.maalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Saxafiyiinta Soomaaliyeed.
Wuxuu ka yimid magaalada Muqdisho, waxaana La sheegay inay xadhigiisa ka danbaysay Taageerada uu Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo u Muujiyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:13 and have
, Published at