Toos u Daawo: Dooda Musharixiinta oo Bilaabatay, Waxyaabaha ay ka hadleen

Toos u Daawo: Dooda Musharixiinta oo Bilaabatay, Waxyaabaha ay ka hadleen

daajis.com:- Dooda Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda Bilaabatay , waxaana maanta Gelinka hore dooda loo qaban doonaa 12 Musharax sida uu sheegay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.


Sida  uu qorshuhu ahaa in maanta gelinka hore su’aalo la weydiiyo 12 musharax, gelinka danbena su’aalo la weydiiyo 11 musharax, waxaa hada muuqada in kooxdii gelinka hore loogu talagay ay ka joogaan 3 musharax oo keliya.

Musharixiinta maqan waxay isugu jiraan kuwo diiday , kuwo cudur daartay iyo kuwo aan goobta dooda iman iyagoon wax warcelin ah sameyn.

Musharaxiinta ayaa la waydiinaya Su’aalo la  Xidhiidha waxqabadkooda, Doodaan ayaa laga daawanaya Muuqaal baahiyaasha Soomaalida, Musharax kasta waxaa uu haystaa Laba daqiiqo oo uu Su’aasha uga jawaabayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada