Daawo: Aabe Soomaaliyeed oo iibinaya Qaar kamid ah Caruurtiisa, si kuwa kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo ?

Daawo: Aabe Soomaaliyeed oo iibinaya Qaar kamid ah Caruurtiisa, si kuwa kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo ?

daajis.com:-  C.wali Jaamac oo ah Aaabe Soomaaliyeed oo ku dhaqan gobolka Mudug, Islamarkaana ka mid ah Dadka Soomaaliyeed ee Abaartu Saamaynta Xoogan ku yeelatay.


C.wali ayaa wuxuu sheegay inuu iibinayo Gabadh uu dhalay, Si Caruurta kale uu Naftooda ugu Badbaadiyo, Wuxuuna Sharaxay Sababta ku Kaliftay Arintaasi, Sidoo kale Wuxuu Codsi u diray madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo).

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada