Daawo: Barnaamij lagu soo bandhigay Arimo badan oo Qarsoonaa Halista Federaalka iyo Fahamka Soomaaliya

Daawo: Barnaamij lagu soo bandhigay Arimo badan oo Qarsoonaa Halista Federaalka iyo Fahamka Soomaaliya

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo Gubdinaynaa Barnaamij Xiiso badan oo looga hadlay HALISTA FEDERALKA IYO FAHAMKA SOOMAALIDA.


Barnaamijka ayaa waxaa lagu Casuumay Cali Warsame iyo Cabdirisaaq Maxamuud Ugaas oo Baadhitaan ku sameeyay Mowduucaasi, Waxaana la sheegay inuu yahay mid halis ku ah Qaranimada iyo Midnimada Soomaaliya, Waxaana sidookale Diirada Lagu saaray Meelaha uu Federaalku ka yimid iyo Arimo kale oo Xasaasi ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada