Daawo: Golaha Guurtida & Saraakiishii hore ee Booliska oo Tacsi ka diray geerida Col Maxmaud C.raxmaan Xirsi

Daawo: Golaha Guurtida & Saraakiishii hore ee Booliska oo Tacsi ka diray geerida Col Maxmaud C.raxmaan Xirsi

daajis.com:-   Golaha Guurtida Odayaasha Soomaaliyeed ee London iyo Saraakiishii Hore ee Booliska ayaa  Tacsi ka diray Geerida Alle ha Naxariistee Col. Maxamuud Cabdiraxmaan Xirsi .


Waxaa laga Waramay Taaariikhdii Balaadhnayd ee caanka uu ku ahaa Col. Maxamuud C.raxmaan Xirsi, oo lagu sifeeyay inuu ahaa Shaqsi ay Haboontahay in looga daydo dhamaan waxyaabihii Wanaagsaana, Wuxuuna Xiligii Dalwadii kasoo Shaqeeyay Gobolo kala duwan oo ku yaala Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada