Madaxweyne Farmaajo oo 15 cisho u qabtayTaliyaasha Amniga

Madaxweyne Farmaajo oo 15 cisho u qabtayTaliyaasha Amniga

daajis.com:-  Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo aan ku qanacsaneen amaan darida baahsan ee waayahan ku soo korodhay Muqdisho ayaa waxaa uu kulan deg deg ah la qaatay taliyaasha Ciidamada Amniga Dowlada.

Illo wareed ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu digniinkama dambeys ah siiyay dhamaan saraakiisha Amniga ee uu kulank maanta uu la yeeshay.

Madaxweyanah ayaa ka dalbaday dhamaan taliyaasha amniga in ay tallo macquul ah oo uu qaadan karo ka keenaa sugida maniga islamarkaana uusan u dul qaadan doonin amniga xumida sii socota.
Farmaajo ayaa u cadeeyay Taliyaasha Amniga in uu go’aan ka qaadan doono hadii ay tallo kama dambeys ah ka keeni waayaan amni xumida Muqdisho ka socta ama wax laga badeli waayo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada