Daawo: Madaxweynaha Jabuuti oo Shirka Jaamacadda Carabta ku Soo Hadal Qaaday Xaaladda Abaarta ee Somalia.

Daawo: Madaxweynaha Jabuuti oo Shirka Jaamacadda Carabta ku Soo Hadal Qaaday Xaaladda Abaarta ee Somalia.

daajis.com:- Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle oo kamid ah Madaxda ururka Jaamacadda Carabta ee Ka qayb galaya shirka Jaamacadda Carabta ee maanta ka Furmay Wadanka Jordan ayaa ka hadlay Xaalada adag ee Abaarta ee ka taagan Soomaliya.


Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo ka faa,iideysanaya Khudbadiisa Ururka jaamacadda Carabta ayaa kusoo qaaday xaalada abaarta ee Somalia isaga oo ka codsaday Madaxda Wadamada Ururku in ay u gurmadaan Soomalia.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada