Daawo Muuqaal: Saraakiisha Galmudug oo P.land ku Wareejiyey dad Waqooyiga Kasoo baxsaday oo Danbiyo soo galay

Daawo Muuqaal: Saraakiisha Galmudug oo P.land ku Wareejiyey dad Waqooyiga Kasoo baxsaday oo Danbiyo soo galay

daajis.com:- Ragaani oo lagu eedeyay inay ka dambeyeen Flal amaan dari ee ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo ayaa dhawaan waxaa ay ciidamada Galmudug ay ka qabteen Kontaroolka Koonfureed ee Magalada Gaalkacyo kuwasi oo doonayay si ay uga sii baxaan magalada waxaana ragaani la qabtay sarakiisha Galmudug ay ku wareeejiyeen dhigooda Puntaldn kadib codsi kaga yimid dhinac sarkiisha ciidamada Puntland.


Ragani ayaa sidoo kale waxaa masuulyiinta Puntland ay sheegen in gaari ay kasoo dhaceen dhinac waqooyi ee Gaalkayo ayna la soo galeen dhinac Galmudug .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada