Daawo:- Nimcaan Hilaac oo ka Hadlay Dhaqan Xumada XIDIGAHA GEESKA “Burco iyo Hargeisa Fanaan uma ihi”

Daawo:- Nimcaan Hilaac oo ka Hadlay Dhaqan Xumada XIDIGAHA GEESKA “Burco iyo Hargeisa Fanaan uma ihi”

daajis.com:- Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa ka hadlay Falkii dhowaan Kooxda Xidigaha Geeska uga saareen Isaga iyo Fanaaniin kale, Wuxuuna sheegay inay tahay wax lala yaabo, Islamarkaana aanu isagu Fanaan u noqon karin Burco iyo Hargeisa oo kale ee uu yahay Fanaanka Geeska Afrika sidii markii horaba Qorshaha Kooxdu ahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada