Muuqaal: Puntland oo soo bandhigtay Markabkii Shidaalka ee La Af-duubtay

Muuqaal: Puntland oo soo bandhigtay Markabkii Shidaalka ee La Af-duubtay

daajis.com:- Maamulka Puntland ayaa  soo bandhigay Markabkii ARIS 13 ee dhawaan kooxaha Burcabadeeda Soomaalida ay Afduubteen.


Maamulka ayaa Markabka kusoo bandhigay magaalada Boosaaso waxa ayna Saraakiisha maamulka sheegen in Puntland ay nasiino siineyso Markabka iyo shaqaalaha la socday.

Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo ah Hogaamiye ku­xigeenka maamulka oo booqday Dekadda ayaa sheegay inay ku guuleysteen deysmada Markabka. Markabka ayaa la sheegay inay la socdaan 8 ruux oo ajaaniib ah kuwaa oo la shaqeynaayay Markabka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada