daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Murugo Badan oo laga Diyaariyey Ehelada iyo Waalidiinta Reer Laascaanood ee Caruurtooda ku waayey Duqayntii Xeebaha Yemen loogu gaystay Soomaali Qaxooti ah.
Hooyo Sahra Cismaan Cashuur oo ah Hooyada dhashay Marxuumad Xafsa Cumar Yagoori, Aabe Mahad Cawad Jaamac oo ah Aabaha dhalay Marxuum Deeq Mahad iyo Xaawo Diiriye Jaamac oo ay la joogtay Marxuumad Faadumo Yuusuf Haybe oo dhamaantood ku geeriyooday Duqayntaasi ayaa ka Waramaya Xaalada ay ku sugnaayeen Ubadkoodu.
Dadka Halkaasi ku Nafwaayey ayaa inta badan la sheegay inay kasoo jeedeen Laascaanod, Burco, Hargeisa Buuhoodle iyo Qaybo kale oo kamid ah Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:16 and have
, Published at