Daawo Xogcusub:- Xildhibaanada Huda oo ka hadashay Sadex Nin oo la Sheegay in ay Wada qabeen.

Daawo Xogcusub:- Xildhibaanada Huda oo ka hadashay Sadex Nin oo la Sheegay in ay Wada qabeen.

daajis.com:- Xildhibaanad Huda Axmed Cali oo kamid ah mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan la sheegay iney hal mar isla guursatay sedex xildhibaan, warkaas oo ahaa mid dad badan ka yaabiyay.



Hase ahaatee Xildhibaanadda oo saxaafada la hadashay markeedii ugu horeeyay ayaa beenisay warkaas iyadoo sheegtay in boqorka beesha ay kasoo jeeda uu ka dambeeyay in arintaas uu ku ceebeysto.


Xildhibaanad Huda oo dhibane u ah qaar kamid ah saxaafadda iyo dadka isticmaala baraha bulshada ayaa sheegtay iney aad uga xun tahay in boqorka beesheeda uu doonayay inuu ku ciyaaro nolosheeda isla markaana uu ka faafiyo xumaan uu alla reebay.


Waxaa ay sheegtay in sababta uu fadeexadaas usameynayo ay tahay inuu doonayo inuu kursigaas iyada ka tuuro oo uu ka gato dad kale sida ay hadalka udhigtay.



Xildhibaanad Hudda ayaa tilmaamay iney marar badan isku dayday iney la hadasho Boqorka beesheeda laakiin uu diiday inu joojiyo ceebta iyo fadeexada uu ku hayo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada