Daawo: Dowladda Canada oo 21 Million oo Dollar ugu deeqday dalka Soomaliya

Daawo: Dowladda Canada oo 21 Million oo Dollar ugu deeqday dalka Soomaliya

daajis.com:- Dowladda Canada, ayaa Dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ugu deeqday dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen, Xili dhowaan Madaxweyne Farmaajo uu bishii hore ku dhawaaqay musiibo Qaran.


Lacagta deeqda ah ayaa waxaa ku dhawaaqay, Wasiirka Socdaalka, Qaxootiga iyo Muwaadinnimadda  ee dalka Canada, Ahmed Hussien.

Warbaahinta dalka Canada ayaa baahiyay inay Dowladda Canada ballan qaaday inay bixinayso ku-dhawaad 120-million oo Dollar, oo loo qeybin doonno 1- Dalka Somalia 21 million oo Dollar,  2-Nigeria 27 million oo Dollar, Dalka South Sudan 37 million oo Dollar, Iyo  Yemen oo loo qoondeeyey 34 million oo Dollar.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada