daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Kooban oo Sahra Mirre ay kusoo bandhigtay, Noocyada Ragga Soomaaliyeed, oo qaar kamid ah ay la yaab leeyihiin.
Sahra ayaa sheegtay in Markii hore la Baahiyey Qaybtii ay Haweenka uga Hadashay, Islamarkaana ay hada Jeclaatay inay Bulshada la Wadaagto Qaybta Ragga, iyo Noocyada ay u kala Baxaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at