Daawo Sawirada: Haween katirsan Ciidanka AMISOM oo socod ku xusay 8-da Maarso

Daawo Sawirada: Haween katirsan Ciidanka AMISOM oo socod ku xusay 8-da Maarso

daajis.com:- Waxaa maalitii shalay oo ku beegneed 8-da Maarso oo ah maalin loo asteeyay haweenka ayaa munaasabado kala duwan oo maalintaasi lagu xusayay waxaa lagu qabtay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Munaasabad ka dhacday xartunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee Ciidamada AMISOM ayaa haween katirsan Ciidnka AMISOM waxa ay socod ay ku xuseen munaasabada 8-da Maarsp waxa ay socod ku mareen qeybo kamid ah xarunta Xalane.

Ku xigeenka madaxda Midowga Afrika ee Soomaaliya Lydia Wanyoto ayaa horkaceysay socodka ay sameeyeen Haweenka ku jira ciidanka AMISOM, waxa ayna hambayo u dirtay Haweenka munaasabada 8-da maarso.

Ciidamada AMISOM ee ka howlga Soomaaliya waxaa ku jira haween badan oo qeyb ka ah Milatariga AMISOM iyo booliiska, waxa ayna haweenkan yihiin kuwa kusii kordhaya ciidamada AMISOM ee ka howlgalaya qeybo kamid Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada