DAAWO Sir Culus: Faysal Waraabe oo Kashifay Qorshihiisa Beelaha Hargtiga, Habarjeclo, Arab Iyo Arimo ku Qarsoon Wadahadalka Khaatumo iyo S.land

DAAWO Sir Culus: Faysal Waraabe oo Kashifay Qorshihiisa Beelaha Hargtiga, Habarjeclo, Arab Iyo Arimo ku Qarsoon Wadahadalka Khaatumo iyo S.land

daajis.com:- Hoggaamiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa shir gaar ah oo uu la qaatey koox la aaminsan yahay in ay ahaayeen ardaagiisa hoose waxa uu uga sheekeeyey qorshaha xisbiga iyo dadka ay doonayaan
in ay wax la qaybsadaan iyo Waxa uga Qorshaysan Beelaha Harti, Habarjecel iyo Arab.


Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xisbigiisu aanu lahayn xulofo, Wuxuuna codkan la helay uga sheekeeyey qabiilada ay bartilmaameedsanayaan ee ay ugu tala galeen Madaxweyne ku­xigeenka, iyo jagooyinka kale ee muhimka ah sida guddoomiyaha Aqalka sare.

Dhinaca kale Faysal Cali waraabe ayaa codkan ku sheegay in wadahalka Khaatumo iyo Somaliland isaga yahay ninka isku haya labada dhinacba ay u kalsoon yihiin sida uu hadalka u dhigey, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Arimo Qarsoon oo ku saabsan Shirka loo Balamay Bisha Sadexaad.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada