daajis.com:- Gudiga abaaraha gobolka sool ayaa la wareegay lacag dhan 50 kun oo dollar oo ay bixisay shirkada isgaadhsiinta golis xarunteeda magaalada laascaanood.
Gudoomiyaha shirkada isgaadhsiinta golis ee gobolka sool aadan cali nuur ayaa ka warbixiyay lacagahan oo loogu talagalay abaaraha ka jira degaanada gobolka sool isaga oo sheegay in shirkad ahaan ay ka qeyb qaadanayaan gurnadka loo samaynayo abaaraha ka jira gobolka sool
Gudoomiyaha gudiga abaaraha gobolka sool ayaa ka mahad celiyay deeqdan lacageed oo uu sheegay inay wax weyn ka geysanayso u kaalmaynta dadka jilicsan.
dhinaca kale shirkada golis ee magaalada laascaanood ayaa magaalada laascaanood ka hirgalisay dhisme qurxoon oo soo celinaysa bilicda magaalada laascaanood
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at