daajis.com:- Raga tahriibiya dadka magangalyo doonka ah ee doonaya inay galaan qaardda Yurub ayaa waaxaa lagu eedeeyay inay si biniaadannimada ka baxsan ula dhaqmaan dadka qaxaya ee qaxooti doonka ah.
Waraysiyo laga qaaday dadkii tahriibayay oo isugu jiray rag iyo dumarba ayaa sheegay in magafayaashu ay yihiin dad aan naxariis biniáadenimo ku jirin, dadkana ula dhaqmo sidii xoolihii oo kale.
Dumar iyaguna si gooni ah loo waraystay ayaa sheegay in gabigoodu siyaabo kala duwan loo faraxumeeyay, iyadoo qaarkamid ah haweenkaasi ay sitaan caruur ay ka dhaleen magafayaashii ka soo gudbiyay Saxaraha dalka Liibiya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at